Roobab ka Da'ay Gobollada Bay iyo Bakool
11 hours ago Eastern Africa voasomali.com 34

Deegaanno hoos yimaada gobollada Bay iyo Bakool ee Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa in uu ka curteen roobabka ka gu’ga, xilli abaar xooggan ay ka jirto.

Shir Looga Hadlayo Gudniinka Fircooniga oo ka Socda Sweden
11 hours ago Eastern Africa voasomali.com 29

Magaalada Kristianstad ee dalka Sweden waxaa ka socda shir lagaga hadlayo dhibaatooyinka lagala kulmo gudniinka fircooniga ee gabdhaha.

ISIS oo sheegatay in Sarkaal ka tirsan Nabadsugida ay ku dishay Muqdisho
11 hours ago Eastern Africa radiowehel.com 41

Kooxda ISIS ayaa sheegatay in Sarkaal ka tirsan Nabadsugida ku dishay magaalada Muqdisho, sida ay shaacisay wakaalada wararka u faafisay ee loo yaqaano Amaq. Qoraal kooban oo la soo geliyay baraha Internet-ka ee kooxdan ayaa lagu sheegay in...

Qarax dadkii aasay ay ku dhinteen oo ka dhacay Jidka Muqdisho
11 hours ago Eastern Africa radiowehel.com 34

Qarax ay ku dhinteen dadkii aasayay ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay Wadada Warshadaha, iyadoo qaraxan oo ahaa mid aad u xooggan oo laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir. Sida ay sheegayaan wararka qaraxan ayaa dhacay abaarihii 3-dii...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo bilaabay qorshe lagu kala qeybinaayo beesha Galmax
11 hours ago Eastern Africa warfaafiye.com 28

Ra’iisul wasaaraha Xasan Cali Kheyre ayaa lasoo baxay qorshe cusub oo beesha Galmaax uu ku kala qeybinaayo isla markaana ku duudsiinayo xaquuqdooda iyo nidaamka awood qeybsi ee gobolka Banaadir. Arrintaan ayaa ka ddanbeysay markii ay soo...

Dil aad u fool xun oo ka dhacay garoonka Muqdisho xili Farmaajo duulayay
11 hours ago Eastern Africa warfaafiye.com 37

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa toogasho ku dilay haweeney safar aheyd oo dooneysay inay gasho gudaha garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Dilka Haweeneydaani ayaa ka dhacay Albaabka hore ee Garoonka Aadan Cadde, waxa uuna falkaani...

RW Kheyre oo u guur galay xaalada dad abaaraha kasoo barakacay: SAWIRRO
11 hours ago Eastern Africa warfaafiye.com 37

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa waxay booqdeen deegaanka Garas Baaleey ee duleedka Muqdisho, halkaasoo ay ku nool yihiin qaar ka mid ah...

South African anti-apartheid activist Ahmed Kathrada dies at the age of 87
11 hours ago Eastern Africa mareeg.com 37

JOHANNESBURG  Former South African anti-apartheid struggle stalwart Ahmed Kathrada has died at the age of 87 after a short illness, his foundation said in a statement on Tuesday. “The Ahmed [Read More]